diir
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
diir1
Magac labKulayl, uumi.
diir2
Magac dheddigla midka ah (ld):
diirdiir²
diir3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax in yar kululaansho.
2
Qof, in yar xanaaqid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay