Qaamuusle LogoQaamuusle

dooji

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Xoolo si dhaqso ah u geyn meel roob ku da'ay.
2
Meel roob ku di'id.
3
Wadaan iwm biyodarid.
4
Wadaan maqaar ah qoyn si wax loogu waraabin karo.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay