Qaamuusle LogoQaamuusle

dareeri

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
la midka ah (ld):
dureeri
Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin
2
Hilib dareerin ka dhigid.
3
Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay