Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
doorsoome
Magac lab
Xisaab
Xaddi isbeddela sida x oo u taagan xaddi dahsoon ama aan la aqoon, badanaaba ah tiro. Tusaale ahaan: 3y - 1= 8, y waa doorsoome.
Wadarta Magacan
-mayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: doob
Magac lab
2: doobbadillaacsad
Magac lab
3: doobbadillaacsasho
Magac faleed dheddig
4: doobbadillaacsi
Magac lab
5: doobbadillaacso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
6: doobbagoray
Magac lab
7: doobbashiid
Magac dheddig
8: doobbi
Magac lab