Qaamuusle LogoQaamuusle

boos

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

boos1
Magac lab
1
Qof gaboobay.
2
Nin lug ama gacan la'.
3
Meel qof deeqda.
4
Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay.
5
la midka ah (ld):
boosay
Midab cad oo farduhu yeeshaan
Wadarta Magacan

-sas, m.l

boos2
Magac dheddig
1
Haweenay lug ama gacan la'.
2
B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.