durdur kulul
Magac labJooloji
Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.
Wadarta Magacan
-rro ..., m.dh
-rro ..., m.dh