Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
duubo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax fidsan laalaabasho.
2
Nabar gaarso ku duubasho.
3
Qof boqor ka dhigasho.
4
Duub madaxa ku xirasho.
5
Indho maro ku xirasho.
6
Maro guntasho.
Is-rogga falkan
-btay, -batay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: duub
Magac lab
2: duuban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
3: duubashi
Magac dheddig
4: duubasho
Magac faleed dheddig
5: duubcad
Magac dheddig
6: duubduub
Magac lab
7: duubduuban
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: duubduubid
Magac dheddig