Qaamuusle LogoQaamuusle

duur

Magac lab
1
Meel geedo badan oo jiq ah leh, oo aan cidi degganayn.
2
D.gal: duudgaloobidda (qof).
3
(-rar, m.l) Nooc cawska ka mid ah oo aad u dhaadheer, oo hawdka ka baxa xooluhuna cunaan.