fadfad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fadfad1
Magac lab ururGodgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.
fadfad2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Jir nafley humbuluuluqid.
2
Raashin karaya tiqid.
Is-rogga falkan
-day, -dday