falko
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
falko1
Magac dheddig1
Daar, derin iwm oo caw ka samaysan oo aan midab lagu xardhin.
2
la midka ah (ld):
falag¹
Wadarta Magacan
-ooyin, m.l
falko2
Fal gudbe, isrogrogga 3aadFalag samaysasho. ld falagso.
Is-rogga falkan
-aday, -atay