Qaamuusle LogoQaamuusle

farac

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

farac1
Magac lab
1
Durriyad.
2
Laan hay'adeed, bangi, xisbi iwm oo meel ka furan.
Wadarta Magacan

-cyo, m.dh

farac2
Magac labNaxwe
Habdhac uu erey uga soo farcamo mid kale.
Tusaale
fur + e -> fure
Wadarta Magacan

-cyo, m.dh