fasax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fasax1
Magac lab1
Oggolaan.
2
Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.
fasax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Oggolaansho siin.
2
Hawl ka nasin (cid).
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -sixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -sixi