Qaamuusle LogoQaamuusle

fintir

Magac labBotani
Geed yar oo jilicsan oo lug tool ah oo ubax qurxoon kor ku leh, hoosna buruq kuusan oo kulul oo xooluhu ku dhacaartaan waxna lagu dhayo; wamme.
Wadarta Magacan

fintir, m.dh