Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
fududow
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax fudayd noqosho.
2
Wax sahal noqosho.
3
Qof fadaq noqosho.
4
Qof wax firfircoon noqosho.
Is-rogga falkan
-daaday, -daatay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: fud
Magac lab
2: fud-barafeed
Magac lab
3: fudayd
Magac lab
4: fudaydi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: fudaydin
Magac dheddig
6: fudaydsad
Magac lab
7: fudaydsasho
Magac dheddig
8: fudaydsi
Magac lab