gaallays
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaallays1
Magac lab khabarWaran g. ah: nooc warmaha waaweyn ka mid ah lagu dagaallamo.
gaallays2
Magac dheddig khabarToorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay