Qaamuusle LogoQaamuusle

dhunkuluulux

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dhunkuluulux1
Magac lab khabar
Dh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.
dhunkuluulux2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Cunto aad loo kariyey muudmuudid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday