koboc
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
koboc1
Magac lab khabarK. ah: nafley yar oo cayilan.
koboc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nafley yar cayilid.
2
Dhaqaale iwm korid.
Is-rogga falkan
-bcay, -bocday; -bci
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bcay, -bocday; -bci