Qaamuusle LogoQaamuusle

kob

Magac dheddig
1
Meel kooban oo la tilmaami karo.
2
Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood.
3
Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan.
4
la midka ah (ld):
kab²
Wadarta Magacan

-bo, m.l