gaanni
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gaanni1
Magac lab1
Yaxaas lab oo dilaa ah.
2
Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
gaanni2
Magac dheddig khabarG. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyo, m.dh