Qaamuusle LogoQaamuusle

gacanqaad

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gacanqaad1
Magac lab
1
Dagaal yar oo gacan la adeegsanayo.
2
Salaan kalgacaltooyo.
3
Siin; waxbixin.
4
la midka ah (ld):
gacanqaadid
gacanqaad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
2
(f.g) Qof xaal siin.
3
(f.mg) Dagaal bilaabid.
4
(f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
Is-rogga falkan

-day, -dday