gallad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gallad1
Magac dheddigDeeq; liibaan; abaal; mahad.
gallad2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Cid abaal u gelid.
2
(f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
Is-rogga falkan
-day, -dday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-day, -dday