garawaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garawaan1
Magac labKoob bir ah oo dheg leh oo wax lagu shubto.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
garawaan2
Magac dheddigAwr badan oo badeeco sida; safar.
Wadarta Magacan
-nno, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nno, m.dh
-nno, m.l