garoor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garoor1
Magac lab1
Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin.
2
Ciir.
garoor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadFadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari).
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay