Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
geyso
Fal gudbe ama laba-gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
2
Cid wax gaarsiin.
3
Cid waxtarid.
Is-rogga falkan
-stay, -satay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: gey
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
2: geyaan
Magac lab
3: geydhe
Magac lab
4: geyeysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: geyeysiin
Magac faleed dheddig
6: geyfan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: geyfanaan
Magac dheddig
8: geyfanaansho
Magac lab ama dheddig