Qaamuusle LogoQaamuusle

guux

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

guux1
Magac lab
1
Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa.
2
Codka matoorrada.
3
Cudur geela cunaha ka barariya.
4
la midka ah (ld):
guuxid
guux2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Cod weyn sameyn (awr, goray iwm).
2
Matoor cod samayn.
3
U g.: wax u riyaaqid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday