Qaamuusle LogoQaamuusle

habaqle

Magac lab
1
Socod si kala dambayn ah qofba mar u yimaado.
2
H. ah: dad si kala dambaysa qofba mar u yimaado.
3
Daal ama gaajo la luudidda.
Wadarta Magacan

-layaal, m.l/dh