hadaf
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hadaf1
Magac lab1
Ujeeddo, himilo.
2
la midka ah (ld):
hadfid
Wadarta Magacan
-fyo/ahdaaf, m.dh
hadaf2
Magac dheddigLaamo geed oo ay caleemo badan ku yaalliin.
hadaf3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax ka ilduufid.
Is-rogga falkan
-dfay, -dafay; -dfi