korsaar
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
korsaar1
Magac lab1
Wax la iibinayo faa'iidada laga helo.
2
Dhinacdhow.
korsaar2
Magac lab1
Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah.
2
Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar.
3
K. ah: sidiq.
korsaar3
Fal gudbe ama magudbe1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2. (f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.