Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
halojiin
Magac dheddig
Kiimika
Urur curiyayaal ah (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayayaasha) oo ka kooban foloriin, koloriin, boromiin, ayoodhiin, iyo curiyaha cimriga gaaban ee astatiin.
Wadarta Magacan
-nno, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hal
Magac lab
2: hal-abuur
Magac lab
3: hal-abuurid
Magac faleed dheddig
4: hal-abuuris
Magac dheddig
5: hal-adayg
Magac lab
6: hal-adkaan
Magac dheddig
7: hal-adkaansho
Magac lab
8: halaag
Magac lab