haniye
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
haniye1
Magac labLabada carrab oo yaryar oo ku yaal qalalka wadnaha: dhiigga wadnaha soo gelaya ayay soo daayaan oo soo wareegaan inuu dib u noqodana u diidaan.
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh
haniye2
Magac labCilmiga-naflaydSooh qaab gaar ah leh oo ay xubnaha qaarkood oo qaab dhuumeed leh u yaal ama meelo ciriiriya socoshada dareere dhex maraya, xubnahaas oo hal jiho oo keliya oo sii deynaya. Gufafku waxay lagama maarmaan u yihiin: aroorrada, wadnaha iyo xididdada liinfada.
Wadarta Magacan
-yayaal, m.l/dh