Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
harsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho.
Tusaale
“Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”
Is-rogga falkan
-naa, -nayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: har
Magac lab
2: haraa
Magac lab
3: haraaci
Magac lab khabar
4: haraacin
Magac dheddig
5: haraahir
Magac lab
6: haraahirid
Magac dheddig
7: haraahirsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: haraahirsanaan
Magac dheddig