Qaamuusle LogoQaamuusle

heellan

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Qof wax u dhega nugul ahaansho.
2
Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd