Qaamuusle LogoQaamuusle

abbaaran

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

abbaaran1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan noqosho.
2
Ku a.: wax meel ku aaddan noqosho.
Is-rogga falkan

-rmay, -rantay; -rmi

abbaaran2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Ku a.: wax waqti go'an meel ku aaddan ahaansho.
2
Ku a.: wax meel ku aaddan ahaansho.
Is-rogga falkan

-rnaa, -rnayd