Qaamuusle LogoQaamuusle

xiin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

xiin1
Magac lab
1
Waxa xoog u wareegaya ama u ordaya, shanqarta ka yeerta.
2
Sayn roob ah oo xoog iyo dheerayn leh.
xiin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Aad u ordid.
2
Matoor baabuur iwm dhawaaqid.
Is-rogga falkan

-iimay, -iintay; -iimi