Qaamuusle LogoQaamuusle

heeraaran

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax heeraar loo yeelay ahaansho (gabar).
2
Ood iwm meel ku wareegsan.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd