Qaamuusle LogoQaamuusle

dooxan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dooxan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax caloosha laga soo riday noqosho.
2
Nafley aad u shubmid.
Is-rogga falkan

-xmay, -xantay; -xmi

dooxan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax caloosha laga soo riday ahaansho.
Is-rogga falkan

-xnaa, -xnayd