Qaamuusle LogoQaamuusle

doorsan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

doorsan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax siduu ahaa si ka duwan noqosho. ld doorsoon² (2).
Is-rogga falkan

-amay, -antay; -ami

doorsan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax siduu ahaa si ka duwan laga dhigay ahaansho.
2
Qof maankiisu beddelen yahay ahaansho.
Is-rogga falkan

-naa, -nayd