Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
horyaale
Magac lab
Naxwe
Curiye aan doorsoomin oo hawshiisu tahay in layeele dadban uu qabadsiiyo falka weerta.
Tusaale
“Safiya baa salligaas ku tukatay”
Wadarta Magacan
-layaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hor
Magac dheddig
2: hor-imaansho
Magac faleed dheddig
3: hor-imow
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 3aad
4: horaad
Magac lab
5: horaadi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
6: horaadin
Magac faleed dheddig
7: horaadis
Magac lab
8: horan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad