Qaamuusle LogoQaamuusle

bambax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bambax1
Magac lab
1
Isugu imaanshaha ay dad badan oo ujeeddo gaar ah lihi isugu yimaadaan meel fagaare ah.
2
la midka ah (ld):
bambixid
ld bannaambax¹
bambax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Fagaaro isugu imaansho si ujeeddo loo fuliyo (dad badan). ld bannaambax².
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -bixi