Qaamuusle LogoQaamuusle

huluuq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

huluuq1
Magac lab
1
Qaab loo tolo dharka la xiranayo.
2
la midka ah (ld):
huluuqid
huluuq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday