Qaamuusle LogoQaamuusle

huur tuse

Magac labFiisikis
Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.
Wadarta Magacan

-sayaal, m.l/dh