Qaamuusle LogoQaamuusle

isle'eg xigsiineed

Magac dheddigXisaab
Xiriirka ka dhexeeya doorsoome madaxbannaan x, doorsoome ku xirane y, iyo mid ama wax ka badan ee diiraneyaal y ah oo loo eego x ama waa isle'eg ay ku jiraan diiraneyaal.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh