Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jabqi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Alaabo yaryar oo meelo kala yaalyaal isu uruurin.
2
Meel biyo yari ku jiraan marba in ka qaadasho.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jab
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: jabad
Magac lab
3: jaban
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
4: jabaq
Magac dheddig
5: jabbu
Magac lab
6: jabdhan
Magac lab
7: jabhad
Magac lab
8: jabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad