Qaamuusle LogoQaamuusle

jadeen

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jadeen1
Magac lab
1
Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm.
2
Reen.
jadeen2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Bahal libaax iwm reemid.
2
Nafley taahid.
Is-rogga falkan

-nay, -ntay