Qaamuusle LogoQaamuusle

jaro

Fal gudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax qayb ka goosasho.
2
Timo si wanaagsan u goyn. jarrad
3
Haad booladu tahay haad kale ku qabsasho.
4
Shax xabbad qaadid.
Is-rogga falkan

-rtay, -ratay