Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
jelled
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Buug, kitaab iwm jeldi u samayn.
2
Maqaar il, kor u rogid.
3
Badar kala saarid. ld jillad.
Is-rogga falkan
-day, -dday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: jel
Magac lab
2: jeldi
Magac lab
3: jeldisasho
Magac dheddig
4: jeldiso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
5: jeldiyasho
Magac dheddig
6: jeldiyid
Magac dheddig
7: jeldiyo
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: jelemed
Magac dheddig