Qaamuusle LogoQaamuusle

jilibdhig

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

jilibdhig1
Magac lab
1
Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo.
2
la midka ah (ld):
jilibdhigid
jilibdhig2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
U j.: cadaw si adag u caabbiyid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay