Qaamuusle LogoQaamuusle

juuq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

juuq1
Magac dheddig
1
Hadal yar oo kooban.
2
J. ha dhihin: ha hadlin.
juuq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Hadal yar oo kooban ku tiraabid.
Is-rogga falkan

-qay, -qday