Qaamuusle LogoQaamuusle

kaaga² ( kaaga)

Dibkabe lahaansho lab
Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay.
Tusaale
Qalinkaaga baa cusub
la mid ah:kaa³.