Qaamuusle LogoQaamuusle

kii² ( Kii)

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kii² (-Kii)1
Dibkabe lahaansho lab
la midka ah (ld):
kiisa²
kii³ (-kii)2
Qodob lab
Qodob magac lab dib looga qodbo, kaasoo tilmaamaya waxay hadlaha iyo maqluhu isla ogyihiin.
Tusaale
Ninkii baa yimid